Daawo:Gabar 3 Jir Oo Gurigooda Laga Xaday, Ka Dibna Maydkeeda La Helay

mayd

Ilmahan yar meydkeeda ayaa la sheegay in laga soo qaaday meel aan ka fogeyn guriga qoyska ay ka soo jeedo, Ciidamda booliiska Laascanood ayaa helay meydka Gabandhaan saddex sano jir kuna wareejiyey qoyskii dhalay waxaana wali socda Baritaan ay sameynayan laamaha aminga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.