Madaxweynaha JFS oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada
Muqdisho, 22 Oktoobar, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka […]