Maqal iyo Muuqaa+Sawiro:Caabudwaaq Boqolal dadwayne ah oo isusoo bax, cambaareyn iyo duco usameeyey dakii kudhintay qaraxii Muqidsho

Boqolaal Dadwayne ah oo iskaga kala yimid Xaafaddaha magaalada Caabudwaaq ayaa maantay sameeyay isusoobax ay ugu baroor diiqayeen dadkii kudhintay Qarixii 14 Bishaan kadhacey isgoyska Zoobe ee
magaalada Muqdisho.

Dadkii ka qayb qaadanayay Banaanbaxa ayaa dhamaantood waxaa ay madaxa ku sooxirteen astaan mujinaysa sida ay ugu xun yihiin dadkii kudhintay qarixii 14 bishaan kadhacay isgoyska Zoobe oo ay kudhinteen 358 Ruux.

Dhaqdhaqaaqa ganacsiga iyo goobaha waxbarashada ayaa dhamaantood xirnaa waxaana dadwaynihii ka qayb qadanayay banaanbaxaan ay socod ku soo mareen magaalada iyagoona markii danbe iskugu yimid garoonka kubada cagta ee Roob da’ay.


cw

cw

cw

cw

cw

cw

cwcw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.