Daawo:Madaxda Maamul goboleedyada oo Mucaarad bilaabay kadib markii laga joojiyey lacagtii ay jeebka kushuban jireen

goboleed

War-qoraal ah oo ay soo saareen Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee gobalak Jubada Hoose ayaa looga hadlay Arimaha siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya kaas oo u dhaxeeyo Dowladda dhexe  iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada Dalka.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa laga joojiyey lacag ay jeebka iskaga shuban jireen oo loogu talagalay in wax looga qabto bahiyaha kajira Maamul goboleedyada

warqad
warqad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.