Madaxda Maamul Gobaleedyada oo digniin u jeediyay Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

goboleed

War-qoraal ah oo ay soo saareen Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee gobalak Jubada Hoose ayaa looga hadlay Arimaha siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya kaas oo u dhaxeeyo Dowladda dhexe  iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada Dalka.

Madaxda Maamul Gobaleedyada ayaa sheegay in Dowladda dhexe ay wali ku mashquulsan tahay Duminta Maamul Gobaleedyada gaar ahaan Galmudug iyo Koonfur Galbeed dhaqaalihiina ay ka jaratay Maamul Gobaleedyada Dalka.
Hoos ka aqriso War-Saxaafadeedka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.