R/Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta tagayo magaalada baydhabo.
Ra’isal wasaaraha xukuumaddda soomaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaarayo magaalada beydhabo ee Xarunta gobalka bay islamrkaana ah xarunta ku meel […]
Ra’isal wasaaraha xukuumaddda soomaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaarayo magaalada beydhabo ee Xarunta gobalka bay islamrkaana ah xarunta ku meel […]
Maamulka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa lacag ay iska soo aruuriyeen shaqaalaha ku wareejiyeen Guddiga qaran ee gudrmadka deg dega ah, lacgataas oo loogu tala […]
C/raxmaan Cumar yariisoow Wasiirka warfaafinta ee Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay la beegsadeen xero tababar ka […]
Hindise sharciyaadyada ladagaalanka argagaxisada iyo xakameynta hubka wax dilo oo ay diyaarisay wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya,islamarkaana golaha wasiiradana ay meel mariyeen ayaa maanta la horgeynayaa […]
Maamulka Juubaland Waxaay Hambalyo Aroos u Dirayaa Madaxweyna Ku Xigaanka kowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Marwadiisa Cusub Xabiiba Cabdinuur oo ku Aqal Galey […]
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka deegaannada Somaliland, […]
Allaha Unaxriistee waxaa Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo Lagu dilay Nabadoon Maxamed Cismaan shire( Liqe) oo kamid ahaa nabadoonada Gobolka gedo waxaa dilkaas u gaystay […]
Mama Ijaa’ib Shiiq Xasan waa hooyo karisa Cuntada fudud kana iibisa bulshada Muqdisho cunatada ay gado Mama Ijaa’b ayaa waxaa kamida burka,Sambuuska,Maxasharada iyo Leef Leefowga. […]
Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo ayaa dalka dib uGu soo laabtay Kadin markii uu socdaal ku tagay imaardka carabta, waxuuna kulan gaar ah uu la […]
Aabe Xasan Shariifow oo ku nool magaalada Jowhar ayaa waxuu mudo kabadan 8 Sano ka xanuun san yahay lug wuxuuna ubaahan yahay gurmad caafimaad waxaan […]
Doorashadii ka dhacday Soomaliland ayaa waxa manta lashaaciyey Musharaxa ku guulaystay waxaana loo doortay Madaxwayanaha cusub ee Soomaliland Muuse Biixi oo ahaa Musharaxa Xisbiga Kulmiye […]
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taallada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada Imaaraadka […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes