Doorashadii Soomaliland oo lagu kala adkaaday iyo Mucaaradka oo diiday

Doorashadii ka dhacday Soomaliland ayaa waxa manta lashaaciyey Musharaxa ku guulaystay waxaana loo doortay Madaxwayanaha cusub ee Soomaliland Muuse Biixi oo ahaa Musharaxa Xisbiga Kulmiye waxayna ku xisbi ahaayeen Madaxwaynihii hore Soomaliland Siilaanyo.

Xisibiyada mucaaradka Soomaliland ayaa ka biyo diiday Najiitada Doorshada waxayna sheegen in lagu shubtay lana musuq maasuqay Doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.