Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo Dalka Dib ugu Soo laabtay

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo ayaa dalka dib uGu soo laabtay Kadin markii uu socdaal ku tagay imaardka carabta, waxuuna kulan gaar ah uu la qaatay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dubay, ahna Ku Xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee dalkan Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, iyadoo ay ka wada hadleen Amniga, Ganacsiga, Maalgashiga, Hormarinta iyo la dagaalanka kooxda argagaxisada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.