Allaha Unaxriistee Nabadoon Nabadoon Maxamed Cismaan shire( Liqe) oo Lagi dilay Baladxaawo

deg

Allaha Unaxriistee waxaa Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo Lagu dilay Nabadoon Maxamed Cismaan shire( Liqe) oo kamid ahaa nabadoonada Gobolka gedo waxaa dilkaas u gaystay sida wararka nagu soo gaarayaan askari katirsan ciidamada Booliska degmada baladxaawo waxuuna u geeriyooday nabadoon Liqe xabad uu ku dhuftay askariga Booliska.

warakeena dambe kala socda warar dheerad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.