Hambalyo Aroos Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid iyo Marwadiisa Cusub Xabiiba Cabdinuur

sayid

Maamulka Juubaland Waxaay Hambalyo Aroos u Dirayaa Madaxweyna Ku Xigaanka kowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Marwadiisa Cusub Xabiiba Cabdinuur oo ku Aqal Galey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana Ilaahay uga baryeynaa inay noqdaan kuwii isku waara.

Hambalyo Hambalyo

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.