Daawo:Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed deeq lacageed waxa ay maanta ku wareejisay gudiga Gurmadka Qaran

Maamulka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa lacag ay iska soo aruuriyeen shaqaalaha ku wareejiyeen Guddiga qaran ee gudrmadka deg dega ah, lacgataas oo loogu tala galay dadkii waxyeeladu kasoo gaartay weerakii 14-kii October.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.