Xaflad lagu daah furayo Xarunta laga Maamulayo Hawada Soomaaliya oo maanta lagu wado in ay ka dhacdo Muqdisho.
Diyaar garowgii u dambeeyay oo lagu Daah furayo Xafladda la wareegidda Maamulka Hawada Soomaaliya wax ka badan 27 sano kadib ayaa saakay ka socota magaalada […]