Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

No Image

Digreeto: Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddoomiyaha Jaaliyadda ee UK

16th April 2016 admin 3

Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Gulled aya Waxa lagu Magacay Gudoomiyaha Jaaliyada Galmudug ee UK Mudane Mohamed Isse […]

Galmudug oo sheegtay inay soconayaan qorshe lagu sugayo ammaanka magaalada Cadaado

16th April 2016 admin 0

Maamulka Galmudug  ayaa sheegay in ciidamada Maamulkaas ay ka hortagi doonaan falal kasta  oo wax u dhimanaya Ammaanka ,Magaaalada Cadaado. Warkan  waxa sheegay Wasiir Maamulkas […]

Daawo: Xaflad arday qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Boosaaso ee gobalka Bari

16th April 2016 admin 2

DAAWO: Beel soo bandhigtay sida ay uga qeyb gali karto doorashada 2016

16th April 2016 admin 2

Muuqaal: Wafdigii uu hoggaaminayay wasiir Odawaa ee Jowhar lagu soo dhoweeyay

16th April 2016 admin 1

Madaxweyne Siilaanyo ”Dowladda Federaalka shaqo iskuma lihin”

16th April 2016 admin 5

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa looga hadlay shirkii dhawaan madaxda dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo Maamul goballeedyada ay ku yeesheen. […]

Xildhibaan Dani ”waxaan ahay musharrax u taagan madaxweynaha Somalia”

16th April 2016 admin 5

Wasiir horre , ahna Mudane ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa sheegay inuu yahay Musharax Madaxwayne doorashadda la filayo inay qabsoonto dabayaaqadda sanadkan 2016-ka Xildhibaan Saciid […]

DAAWO: Faarax Macallin oo quus gooyay madaxda Kenya ”Burburkii Kenya waa la gaaray”

16th April 2016 admin 3

https://www.youtube.com/watch?v=lpDOesgNgvg

biyo

Deegaanno kamid ah gobalka Gedo oo ay ka jirto biyo yari baahsan

16th April 2016 admin 1

Wararka ka imaanaya deegaanno ku yaalla gobalka Gedo ayaa sheegaya in ay ka jirto abaar aad u daran taasoo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada […]

Idaacad FM ah oo laga furey Magaalada Baardheere muddo 4 sano kadib (Daawo Sawiro)

16th April 2016 admin 7

4 sanno ka dib ayaa mar kale degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa laga furey Idaacad FM ah oo loogu magac darey Radio Markabley,Idaacada Markabley […]

AMISOM oo afar qof oo shacab ah ku dishay magaalada Buulomareer ee gobalka Shabeellaha Hoose

16th April 2016 admin 1

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Koofur Galbeed ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in AMISOM ay dad shacab ah ay si barer ah u […]

Daawo: Qof aan Wali la Aqoonsan Ayaa Maydkiisa Laga Helay

15th April 2016 admin 6

Iyadoo wali ay jirto abaar xun oo xoolihii iyo dadka dhib xun ku haysa inta badan  Soomaliya  ayaa waxaa hal qof oo mayd ah oo ilaa […]

dagaal

Faahfaahin: Waa sidee xaaladda deegaankii lagu dagaalamay Hiiraan iyo labada beelood

15th April 2016 admin 3

Waxaa deggan xaaladda deegaankii duleedka magalada Baladweyne oo ay ku dagaallameen labo maleeshiyo beeleed. Colaaddani ayaa ka taagan deegaanka Yarmoog oo qiyaastii 25 KM dhinaca […]

Video: Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Garoowe lagu qabanayo shir dastuurka looga hadlayo

15th April 2016 admin 0

DAAWO: Taliyaha booliska oo ciidanka booliska ku booriyay inay xaqiijiyaan ammaanka caasimadda Muqdisho

15th April 2016 admin 5

Posts pagination

« 1 … 34 35 36 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes