Digreeto: Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddoomiyaha Jaaliyadda ee UK

Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Gulled aya Waxa lagu Magacay Gudoomiyaha Jaaliyada Galmudug ee UK Mudane Mohamed Isse Jamac Iyo Wakiilka Galmudug ee UK Osman Abdi Raage Waxaana Ladan Masuul ee La Magcaabay ay Masuul ka Nooqn Doonaa Jalliyada Galmudug ee Uk Halka Ka kalena uu Wakiil Galmudug uga Noqon Doono Uk.
Jaaliyada Galmudug ee uk aya Si Diiranu soo Dhaweysay Magacaabista Labadan Masuul oo si Wayn looga Dhax Yaqano Jaaliyada Dowlad Gobaleedka Galmudug iyadoona Magcaabista Labadan Qof ay si wayn u soo Dhaweyeen Qurbo Joogta Galmudug ee Uk.

2-4

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.