(Dhageyso+Sawirro) Doorashada Guddoomiyaha Guud ee Ardeyda Jaamacadda Galgaduud University Caabudwaaq

 

Waxaa magalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kadhacay doorashada gudoomiyaha guud ee ardeyda Jaamacada Galgaduud University waxaa doorashadaan ka qayb qaatey qaybaha kala duwan ee kuliyadaha ay jaamacada Galgaduud ka kooban tahay, waxana codooday ardayda jaamacada waxaana ku guuleystey Mahad xasan Muxummed.

Hoos ka dhageyso By Ayaanle

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.