AMISOM oo afar qof oo shacab ah ku dishay magaalada Buulomareer ee gobalka Shabeellaha Hoose

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Koofur Galbeed ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in AMISOM ay dad shacab ah ay si barer ah u dilaan .

Xildhibaan mahad ayaa sheegay inay dabagal dheer ku samayn doonaan falalka guracan ee AMISOM ka gaysanayan Gobolka Shabellaha hoose.

Waxa uu sheegay in Maamulka Koofur galbeed ay bixin doonaan jawaab waxbadan oo isbadal ah keeni doonta.

Waxa uu sheegay Xildhibaan Mahad Cabdi Dhoore in falkan ay fuliyeen ciidamo rondo ah oo ka tirsan AMISOM, .

Xaaladda dadka ku nool buulamareer ayaa ah mid kacsan , waxaana dadku ay baqdin xoogan ka muujinayaan falalkan guracan ee AMISOM ka gaysanayaan Gobolka

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.