Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

abaar

DHAGEYSO: Cudurka Shuban biyoodka oo ka dillaacay degmada Saakow ee gobalka Jubbada Dhexe

21st April 2016 admin 4

  Dad tiradooda ayaa la helin ayaa lagu soo warramayaa inuu soo ritay halka kuwa kalena ay la ildaran yihiin xanuunkaasi oo lagu arkay Saakow. […]

No Image

R.W.ku Xigeenka Xukuumadda oo sheegay inay sameynayaan unug dabagala xogaha shabakadaha wax tahriibiya

21st April 2016 admin 2

Ra’iisul W/ku Xigeenka  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, oo war-murtiyeed ka soo saaray xafiiskiisa waxa uu ugu horayntii u tacsiyeeyay eheladii iyo qaraabadii […]

Dhageyso: Wareysi xasaasi ah oo lala yeeshay MD Xasan kana hadlay arrimaha…..

21st April 2016 admin 7

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda VOA. Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA […]

Madaxweynaha Doorashada sannadkan dhacaysa waxay cashar  shacabku ka baranayaan dimoqraadiyadda”.

21st April 2016 admin 0

  Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya 47 kadib ay dhacayso doorasho, tallaabadaasina ay dhiirigelineyso dib u soo […]

No Image

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaabka Bu’aale

20th April 2016 admin 0

DEGDEG DAAWO: Bulshada magaalada Kismaayo oo fariin digniin ah loo diray(Akhriso)

20th April 2016 admin 9

Maamulka Jubbaland ayaa mamnuucay in ragga iyo Haweenka ay hal meel kaga wada dabaashaan Xeebaha magaalada Kismaayo, arrintaan ayaa ah mid ay aad u soo dhaweeyeen […]

Wasaaradda caafimaadka dowladda FS oo ku baaqday in la furo waddooyinka xarumaha caafimaad

20th April 2016 admin 3

Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Federaalka ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ka codsatay Maamulka Gobolka Banaadir in la furo wadooyinka Xaruumaha Caafimaad. Arintan ayaa Wasaarada waxa ay ku […]

Labo qof ayaa nolosha lagu gubay wadanka Zambia, kadib rabasho halkaa ka dhacay

20th April 2016 admin 0

  Labo qof ayaa maanta oo Isniin ah lagu gubay nolosha magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Zambia sida lagu sheegay warbixin ay shaaciyeen booliska. Rabshadaha […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbadey in la qaado xayiraada hubka ee Soomaaliya

20th April 2016 admin 1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga warbixiay xaaladda siyaasadda , amniga iyo arrimaha kale ee […]

Dhageyso: Kalluumaysatada Muqdisho oo ka cabsi qaba dabeylo xooggan

20th April 2016 admin 3

Maamulka Iskaashatada kalluumeysiga ayaa kawar bixiyay qasaaraha ka dhashay hirarka iyo mowjadihii xooganaa ee shalay ka dhacay xeebaha magaalada muqisho. Xassan Maxamad Rooble gudoomiyaha iskaashatada […]

Warbixin+Sawirro: Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland oo xadhigga ka jaray dhisme cusub oo ay leedahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

20th April 2016 admin 2

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland anha kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-April-2016 waxa uu xadhigga ka jaray dhisme cusub oo labo […]

DEGDEG: Ciidamada Puntland oo Boosaaso ka wada howlgallo xooggan

20th April 2016 admin 3

Ciidamada  Ilaalada Kantaroolka Magaalada Boosaaso ayaa ky guulaysteen qabashada dhalooyin ay ka buuxeen waxyaabaha maanka dooriya. Taliyaha  Ilaalada Kantaroolka Magaalada Boosaaso Bare Maxamed Jaamac  ayaa […]

Live Dhageyso – Seddex carruur ah oo ku waxyeeloobay miino ka dhacday Caabudwaaq

19th April 2016 admin 0

Sadax Caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in Degaanka MiirJiicley ee Hoostagta Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud  ay ku waxyeelaysay miino ay ku cayaarayeen. Caruurtan […]

gafow

Dhageyso: Dowladda FS oo joojisay duulimaadyadii Sudan+Sababta?

19th April 2016 admin 0

Dowlada  Federaalka Soomaalia ayaa joojisay  duulimaadkii dalka Sudan  tagi jiray ka dib markii  ay kordheen dhalinyarada Soomaaliyeed ee  ka tahriibaya dalkaas. Taliyaha Hogaanka Socdaalka iyo […]

Dabeylo xooggan oo ka dhacay xeebaha magaalada Muqdisho

19th April 2016 admin 2

Doomo ay lahaayeen kalluumaysato oo ku burburay dabeylo xooggan oo maanta ka dhacay xeebaha magaalada Muqdisho. Illaa inta la og yahay labo doon ayaa ku […]

Posts pagination

« 1 … 31 32 33 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes