Live Dhageyso – Seddex carruur ah oo ku waxyeeloobay miino ka dhacday Caabudwaaq

Sadax Caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in Degaanka MiirJiicley ee Hoostagta Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud  ay ku waxyeelaysay miino ay ku cayaarayeen.

Caruurtan ayaa ahaa kuwo xoolo ku raacayay Degaankaas oo markii hore ahaa goob ciidan, waxana caruurtaas u gurmaday dadka Degaanka.

Degaanka uu shilkan ka dhacay ayaan lahayd adeeg caafimaad taas oo markii dambe keentay in caruurtaa dhawacantay loolo soo cararo Degmada Caabudwaaq.

Halkan ka dhagayso qof Caabudwaaq ku sugan oo la hadlay Gedotimes

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.