Dhageyso: Dowladda FS oo joojisay duulimaadyadii Sudan+Sababta?

gafow

Dowlada  Federaalka Soomaalia ayaa joojisay  duulimaadkii dalka Sudan  tagi jiray ka dib markii  ay kordheen dhalinyarada Soomaaliyeed ee  ka tahriibaya dalkaas.

Taliyaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Generaal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud  ayaa sheegay in dalka Sudan  marin uu u noqday dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed.

Gaafow waxa uu xusay, in arintan wax badan ay ka bedeli doonto  tahriibka dhalinyaro ay ku tagi jirtay dalka Sudan.

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.