Daawo: Booliska gobolka Bari ee Puntland ayaa ka qabtay Khamri la rabay in la galiyo Boosaaso

qamro

Ciidamada kontoroolka Boosaaso aya klu guuleystey inay qabtaan gaari qabro ah oo larabey in magalaaada boosaaso lagaliyo, waxaa kaloo xabsi ladhigay dadkii watey qamrigaan. madaxda Booliska ayaa umahadceliyey ciidankii qabtey qamrigaa oo mar walbo diyaar u aha inay ladaagalamaan wixii dadka iyo dal;ka dhibaateynayaa.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.