Dhageyso: Wareysi xasaasi ah oo lala yeeshay MD Xasan kana hadlay arrimaha…..

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda VOA. Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow.

Madaxweynaha ayaa waraysiga ku sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka dhacaysa Soomaaliya.

Waraysiga ka horna waxa uu madaxweynuhu khudbad ka jeediyay Machadka Nabadda ee Maraykanka ee xaruuntiisa tahay magaaladan Washington DC, madxweynaha ayaa khudbaddiisa kaga hadlay arrimo ay ka midyihiin marxaladda ay Somaliya maanta  marayso, doorashooyinka iyo nabadgaliyada dalka, warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Wareysiga dhagayso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.