Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland Oo Soo Afmeeray Safarkiisii Gobolka Bari

31st January 2017 admin 0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkar ayaa soo gebagebeeyey safarkiisii uu ugu kuur gelayey […]

No Image

Isbitaalkii Baardheere oo dib u dhis iyo Balaarin lagu sameynayo(Daawo Sawwiro)

10th June 2016 admin 1

Tan iyo horaantii bishii shanaad ee sanadkan waxaa Isbitaalka Magaalada Baardheere ka socnayey howl balaaran oo dib u dhis iyo balaarin loogu sameynayo  dhamaan qeybaha […]

Warsaxaafadeed: Shirkii golaha wasiirrada ee magaalada Muqdisho oo qodobo xasaasi ah looga hadlay

9th June 2016 admin 0

Muqdisho, June 9, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka […]

Madaxweyne Xasan Maxamuud oo ka hadlay dagaalkii Halgan

9th June 2016 admin 0

Muqdisho, 9 June 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ciidanka […]

Daawo Sawirro dheeraad ah: Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee Dhadhaab

6th June 2016 admin 0

Daawo Sawirro: Xasan Sheekh oo noqday madaxweynihii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo booqday Dhadhaab

6th June 2016 admin 0

Maxaweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqda  xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo uu duhurnimadii maanta […]

SAWIRRO:Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan

6th June 2016 admin 0

Naadiga kubada cagta Comsed Gaalkacyo Puntland  ayaa galabta barbar dhac lagalay naadiga Jamaame Brothers Centar JBC  oo Kismaayo ka dhisan, waxaana ciyaartii galabta oo aad […]

SAWIRRO: Madaxweynaha iyo RW Cumar oo taageeray qoonadada gabdhaha ee siyaasadda

6th June 2016 admin 0

Muqdisho, 5 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmey […]

Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO

6th June 2016 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa gaaray xerada Qaxootiga ee Dhababaab ee dalka Kenyya, halkaas […]

DAAWO: Dowladda Kenya oo ka hadashay dilka Sheekh Dulyadeyn

2nd June 2016 admin 0

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotelka Muqdisho ku yaalla

2nd June 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay […]

xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay weerarka hotelka Ambassador

2nd June 2016 admin 0

(Villa Somalia) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marna ka daali doonin dagaalka lagula jirao argagixisada. […]

Wasiirka warfaafinta: Dowladda waa ay ka hortagtay weerarka argagixisada

2nd June 2016 admin 0

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cambaareysay weerarkii xalay lagu qaaday hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho kaasoo socday saacado dhowr ah. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda […]

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Muqdisho iyo xaaladda oo deggan

2nd June 2016 admin 0

Wararkii ugu dambeeyay ee hotelka la weeraray ayaa sheegaya in xalay iyo illaa saaka laga maqlayay rasaas ka dhex dhacaysa hotelka Ambassador, waxaana xiran wadada […]

Kulankii Madasha Wadatashiga Qaran oo Galay Maalintii Afaraad iyo Qodobbo weli la isku hayo

1st June 2016 admin 1

Shirka Madasha Wada-tashiga qaran ayaa maalintii afaraad galay, iyadoo shirkan oo lagu waday in lagu soo gaba gabeeyo muddo labo maalmood ay adkaatay, kadib markii […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes