Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2026

deni

Daawo:Madaxwayne Deni oo Magacaabay Wasiiro Cusub

31st March 2026 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda, Xisaabiyaha Guud, Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bankiga, Agaasimaha Guud […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Wafdi uu hogaaminayo Aadan Madoobe ayaa Baydhabo gaaray

31st March 2026 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo. Wafdiga waxaa ka mid […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh iyo Safiirada Caalamka oo Kawada Hadlay Dagaalkii Lagu Qaaday Koonfurgalbeed

30th March 2026 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Jamhuuriyadda […]

Astaan

Dowlada Soomaaliya oo Maamulka Koonfurgalbeed ku Tilmaantay Shabaab

29th March 2026 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka war haysaa in hoggaamiyihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada, […]

laftagareen

Laftagareen oo Loo Doortay Madaxwaynaha Dowlada Koonfurgalbeed

28th March 2026 admin 0

Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed waxaa ka dhacaday Doorashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale […]

koonfur

Akhriso:Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo La Shaaciyey

28th March 2026 admin 0

Waxaa Maanta magaalada Baydhabo lagu dhaariyey Xildhibaanada Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya kuwaas oo tiradooda tahay 95 Mudane. Gudiga doorashada Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed […]

ismaaciil

Daawo:Ismaaciil Cumar Geele oo Coronevirus Ku Noqday Shacabka Jabuuti

27th March 2026 admin 0

Dalka Jabuuti waxaa ka bilowday Ololaha Doorashada Madaxtinimada Ismaaciil Cumar Geele oo Maanta si Rasmiya loo daah furay. Madaxwaynaha Jabuuti ayaa mar kale dib isu […]

koonfur

UK oo Ka Hadashay Khilaafka Koonfurgalbeed iyo Dowlada

27th March 2026 admin 0

Dowladda Ingiriiska ayaa war kasoo saartay xaaladda taagan ee ka dhalatay khilaafka Dowladda Federalka iyo Maamulka Koonfurgalbeed. Qoraal kasoo baxay safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa […]

Astaan

Dowlada Soomaaliya ayaa Faragalin Ku Samaysay Maamulka Koonfurgalbeed

24th March 2026 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maamulka cusub ee degmada Waajid ee gobolka Bakool. Wareegto ka soo […]

garoon

Koonfurgalbeed oo Amar kaso Saartay Diyaaradaha aan Ogolaansho ka haysan

23rd March 2026 admin 0

Wasaarada Gadiidka Dowlada Koonfur Galbeed ayaa Amar kaso Saartay in wax Diyaarad ah oo aan Ogolaansho ka haysanin Dowlada Koonfur Galbeed aan kuso degi kari […]

xasansheekh

Daawo:Ururada Bulshada Rayidka ah oo Xasan Sheekh uga Digay Fowdada uu Kawado KGS

22nd March 2026 admin 0

Ururada Bulshada rayidka ah ayaa ka hadlay fowdada dowladu kawado deegaanada Koonfurlgalbeed iyo Ciidamada ay ku daabushay Baraawe. Ururada bulshada rayida ayaa yiri “Khilaafka Dowlada […]

Xoosh

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay Doorashooyinka dalka.

22nd March 2026 admin 0

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu galayo marxalad doorasho loo dhan yahay, […]

calan

Soomaaliya Waa Qayb Itoobiya Kamida Waana Kusoo Darayaa!!!

21st March 2026 admin 0

Erayadaan waa kuwo xasuus leh oo Mingiste Hayle Maryam uu ku hadlay 1977dii Shirka sanadlahaa ee Ururka Midowga Afrika, waana Sababtii soo dedajisay dagaalkii Soomaaliya […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo amar culus siiyay ciidamo uu tababar u soo xiray

21st March 2026 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah Tababar ugu u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur […]

Astaan

Akhriso:Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda oo Koonfurgalbeed Lagu Soo daray

21st March 2026 admin 0

 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo dhowaan halkaasi kala wareegay Khawaarijta Al Shabab. […]

Posts pagination

1 2 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes