Daawo:Laftagareen oo amar culus siiyay ciidamo uu tababar u soo xiray

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah Tababar ugu u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaariyey xoojinta amniga deegaannada Koonfur Galbeed.

Madaxwayne Laftagareen ayaa amray Ciidamadaan cusub inay la dagalaan Codowga shabaab iyo fowdada dowlada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.