Akhriso:Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo La Shaaciyey

koonfur

Waxaa Maanta magaalada Baydhabo lagu dhaariyey Xildhibaanada Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya kuwaas oo tiradooda tahay 95 Mudane.

Gudiga doorashada Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ayaa shaaciyey xiliga ay dhacayso Doorashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.

Gudiga Doirashada Koonfuegapbeed ayaa sheegay inay Doorashada Madaxwaynaha dhacayso inta u dhaxaysa 28 ilaa 30 Maarso 2016

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.