Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed waxaa ka dhacaday Doorashada Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.
Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar kale loo doortay Madaxweynah Dowlada Koonfur Galbeed isagoona heley codod gaaraya 66.
Magaalada Baydhabo waxaa horay uga dhacday Doorashada Xildhibaanada iyo Gudoomiyaha Koonfurgalbeed.
Leave a Reply