Dalka Jabuuti waxaa ka bilowday Ololaha Doorashada Madaxtinimada Ismaaciil Cumar Geele oo Maanta si Rasmiya loo daah furay.
Madaxwaynaha Jabuuti ayaa mar kale dib isu sharaxay oyadoo aysan jirin wax la tartamaya , madaama aysan dalka Jabuuti ka jirin doorasho shacabka Jabuuti kalsooni ku qabaan.
Leave a Reply