Daawo:Ururada Bulshada Rayidka ah oo Xasan Sheekh uga Digay Fowdada uu Kawado KGS

xasansheekh

Ururada Bulshada rayidka ah ayaa ka hadlay fowdada dowladu kawado deegaanada Koonfurlgalbeed iyo Ciidamada ay ku daabushay Baraawe.

Ururada bulshada rayida ayaa yiri “Khilaafka Dowlada iyo Koonfurgalbeed waa in lagu xaliyaa wada-hadal lagana fogaadaaa kicinta beeleysan ee bulshada oo la ilaaliyo xuriyadda safarka”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.