Daawo:Madaxwayne Deni oo Magacaabay Wasiiro Cusub

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Dowladda, Xisaabiyaha Guud, Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bankiga, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada , Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Rayidka ah iyo Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.