Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2024

Deni

Daawo:Waftigii QM ee Booqday Puntland oo Ka Hadlay Khilaafka Daatuurka

31st March 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee […]

puntland

Daawo:Puntland oo Aqoonsigii Kala Laabatay Xasan Sheekh

31st March 2024 admin 0

Shir deg deg ah oo xalay ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlada Puntland ayaa looga arrinsanayay tallaabadii uu qaaday Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Shirkan deg deg […]

KHAYRE

Ra’iisalwasarayaashii Hore iyo C/Cabdi Shakuur oo qaadacay Dastuurka Cusub

30th March 2024 admin 0

Ra’iisuwasaarayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Cumar Cabdirashiid iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa warsaxaafadeed ay wadajir usoo saareen ku qaadacay Dastuurka maanta la.ansixiyey. […]

xasansheekh

Xasan Sheekh ayaa Ka Hadlay Dastuurka Cusub ee La Ansixiyey

30th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah […]

barlaman

Barlamaanka oo Ansixiyey Dastuurka Cusub ee Xasan Sheekh

30th March 2024 admin 0

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 4-ta cutub ee ugu horeysa dastuurka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh […]

Shariif

Akhriso:War Saxaafadeed Wada Jira oo ay Soo Saareen Farmaajo iyo Sheekh Shariif

29th March 2024 admin 0

Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay Kulanla Sabtida loogu codeynayo dastuurka Cusub ee Xasan Sheekh. “Natiijada la […]

Mahadsalaad

Mahad Salaad oo Dagaal ka dhana Balanbal ka wada Muqdisho

29th March 2024 admin 1

Taliyaha Ciidanka NISA ee Soomaaliya Mahad Salaad ayaa hubkii iyo Gadiidkii Ciidamada NISA u daabulay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Wararka laga Helayo qaar kamida […]

faroole

Dhageyso:-Cabdiraxmaan Faroole oo ka soo horjeestay wax ka badalka Dastuurka

29th March 2024 admin 0

Madaxwaynihii Hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa ka horyimid wax kabadalka Dastuurka Soomaaliya, waxuuna eedeeyn u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

Fadumo nine

Xildhibaano ka hadlay Darawalkii Farmaajo oo Muqdisho Lagu La yahay

28th March 2024 admin 0

Darawalkii Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya oo ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa waxaa la basdi goobayaa mudo gaaraysa Sideed cisho. Xildhibaan Faadumo farax Nine oo kamida […]

macalin

Macalin Maxamuud “Xasan Sheekh Shabaab ayuu Shabaab kale u Diray inay la dagaalaman

28th March 2024 admin 0

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee Gobolada Dhexe Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro shabaab. Macalin Maxamuud ayaa sheegay dagaalka lagula jira shabaab […]

Aadanmadoobe

Daawo:Xildhibaanada oo Loo Sheegay in Dastuurka Cusub la Soo Gabagabaynayo.

28th March 2024 admin 0

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa loo qeybiyay Nuqulka kama dambeysta ah ee soo jeedimaha wax ka badalka dastuurka. Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay […]

deni

Deni oo Gudoomiyey Shirkii Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland

27th March 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka xogsiinta iyo howlgelinta Golaha […]

shidaal

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo meel marisay heshiis shidaal qodis ah oo Turkiga lala galay

27th March 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay […]

khayre

Daawo:Khayre oo Ka Horyimid Dastuurka Cusub ee Xasan Sheekh

26th March 2024 admin 0

Ra’iisalwasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka horyimid Dastuurka Cusub ee Villa Soomaaliya, waxuuna Fariin u diray Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Kheyre ayaa […]

caabudwaaqairport

Daawo:Garoonka Diyaradaha Caabudwaaq oo Dhismo Lagu Kordhiyey

26th March 2024 admin 0

Munaasad xariga looga jarayay 650 Mitir oo lagu kordhiyay garoonka diyaaradaha Caabudwaaq ayaa lagu qabtay gudaha garoonka.

Posts pagination

1 2 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes