Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

Ciro

Daawo:Xibsiga Wadani oo Eedayn u Jeediyey Puntland iyo Muuse Biixi

4th March 2023 admin 0

Musharaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan C/llaahi Cirro ayaa ka hadlay dagaalka mudada ku dhow bil ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.. Ciro ayaa ku […]

puntland

Puntland oo Sheegtay dagaalka Laascaano inuu u dhaxeeya SSC iyo Taliska Muuse Biixi

3rd March 2023 admin 0

War Qoraala oo kasoo baxay Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxaa looga hadlay Dagaalka kasocda Laascaanood iyagoo iska fogeeyey eed uga timid maamulka Muuse […]

Xamze

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Ka hadlay Dilalka loo gaysto Mooto Bajaajlayaasha

3rd March 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta shacabka kula tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay […]

Daawo:Xasan Sheekh oo Ka hadlay Khilaafka Kajira Jubbaland Gaar ahaan kan Gedo

3rd March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Madaxtooyada […]

aadanmadoobe

Sawiro:Aaadan Madoobe oo hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore Cabdiqaasim Salaad Xasan

3rd March 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Qaahira ku booqday madaxweynahii hore […]

muusebiixi

Daawo:Golaha Deegaanka Laascaanood oo Soo bandhigay qasaarihii Muuse Biixi ka gaystay Laascaanood

2nd March 2023 admin 0

Duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiim Cali Ismaaciil. ayaa shaaciyey khasaaraha ciidanka Somaliland ay ka geysteen magaaladiisa, isagoo soo bandhigay dhimashada, dhaawac iyo Buruburka hantiyadeed ee soo […]

muqdisho

Muqdisho:Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay Hoobiye ku habsaday guri Tacsi kasocotay

2nd March 2023 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tirro hoobiyeyaal ah oo Maanta kusoo dhacay qeybo kamid ah degmooyinka magaalada Muqdisho kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. […]

xamze

Golaha Wasiirrada oo soo saaray go’aamo la xiriira muwaadiniinta ku shaqeysta Bajaajta

2nd March 2023 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah oo […]

Wabi

Daawo:Webigii Shabeelle oo Guray Biyo la’aan soo wajahday Bulshada Isticmaasha

2nd March 2023 admin 0

Abaaro isku-xigxigay oo Soomaaliya ka dhacay ayaa sababtay in Webigii Shabeelle uu isu baddalo waddo ay dadka ku lugeeyaan, taas oo ka liftay inay biyo […]

xasansheekhaxmedmadoobe

Sawiro:Madaxwayne xasan oo Kismaayo u tagay Sidii u taageeri Lahaa Mudo kororsiga Axmed Madoobe

1st March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dhaweeyeen  […]

Boliis

Daawo:Taliyaha Boliiska oo Ka Hadlay Shacabkii Ciidamada Baasukaha ku dhufteen

1st March 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa ka hadlay Dilal tiro badan oo Muqdisho Shacabka Loogu gaystay kuwaas oo ay geesteen qaar kamida Ciidamada Xooga Dalka.

muqtaar

Sawiro:Muqtaar Roobow  oo tababar u furay Ducaadda iyo Imaamyada

1st March 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho uga furay Ducaadda iyo Imaamyada tababar ku saabsan habka […]

Posts pagination

« 1 … 7 8

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes