Daawo:Webigii Shabeelle oo Guray Biyo la’aan soo wajahday Bulshada Isticmaasha

Wabi

Abaaro isku-xigxigay oo Soomaaliya ka dhacay ayaa sababtay in Webigii Shabeelle uu isu baddalo waddo ay dadka ku lugeeyaan, taas oo ka liftay inay biyo la’aan ku dhacdo dadka iyo beerihii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.