Daawo:Xibsiga Wadani oo Eedayn u Jeediyey Puntland iyo Muuse Biixi

Ciro

Musharaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan C/llaahi Cirro ayaa ka hadlay dagaalka mudada ku dhow bil ka socda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool..

Ciro ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland in dadkii mideysnaa ee Somaliland uu kala geeyay, isaga oo sidoo kale cambaareeyay duulaan uu sheegay inay Puntland kusoo qaaday Gobolka Sool, wuxuuna dagaalkii dhacay uu ku tilmaamay inuu yahay mid Sokeeye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.