Muqdisho:Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay Hoobiye ku habsaday guri Tacsi kasocotay

muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tirro hoobiyeyaal ah oo Maanta kusoo dhacay qeybo kamid ah degmooyinka magaalada Muqdisho kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Qaar kamid hoobiyeyaasha lasoo tuuray ayaa ku dhacay guri ku yaalla degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaaro nafeed oo gaaray dad ku sugnaa guriga oo ay taalay Tacsi.

Inta la Xaqiijiyey Labo qof ayaa ku dhintay 8 kalena waa ku dhaawacmayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.