Daawo:Taliyaha Boliiska oo Ka Hadlay Shacabkii Ciidamada Baasukaha ku dhufteen

Boliis

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa ka hadlay Dilal tiro badan oo Muqdisho Shacabka Loogu gaystay kuwaas oo ay geesteen qaar kamida Ciidamada Xooga Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.