Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

Muqtaarroobow

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Muqtaar Roobow u sheegay inuu Soomalida u Cadaalad Fadlo

11th March 2023 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeer ku tagay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS ayaa sheegay in xukuumadda […]

dab

Maamulka Isbitaalka Martiini oo faah faahin ka bixiyay dab ka kacay Isbitaalkaas

11th March 2023 admin 0

Dab damiska Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guulleystay in la damiyo dab xooggan oo galinkii dambe ee maanta ka kacay Isbitaalka Demartino ee Magaalada Muqdisho. […]

fiqi

Akhriso:Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharciga Aqoonsiga oo Usoo Gudbiyey Wasiir Fiqi

11th March 2023 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare Senator Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta guddoomiyeyay shir ay golahu ku ansixiyeen hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. […]

Wado

Daawo:Wadada Isku Xirta Muqdisho iyo Balcad oo Isbaarooyin tiro badan Yaalaan

10th March 2023 admin 0

Waddada isku xirta Muqdisho iyo Balcad ilaa gobolada Dhexe ayaa waxaa jira dhibaatooyin ay kamid yihiin dhimasho, dhaawac iyo lacag baada oo laga qaado Gadiidka […]

Wabi

Daawo:Wabiga Shabelle oo guray iyo Dameeraleyda oo Bacaadka Ka gurtaya

10th March 2023 admin 0

Guud ahaan waxaa guray wabiga shabeelle kaas oo ay ku tiirsanaayeen Maaliyiin dad iyo duunyo, waxuunma isu badalay goobo laga guro Ciida lagu dhiso Guryaha.

isgaarsin

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qaadayso talaabooyin looga hortagayo Lacagaha Sharcidarada ah

9th March 2023 admin 0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee ka hortagga Lacag-dhaqidda & La dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay […]

muqtaar

Culimada Ahlusunna oo eedeyn usoo jeediyey Muqtaar Roobow baaqna u diray madaxda sare ee dalka

9th March 2023 admin 0

Culimada Ahlusunna ayaa eedeyn usoo jeediyey wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS Muqtaar roobow Abumansuur baaqna u diray madaxda sare ee dalka Soomaaliya.

Flydubai

Diyaarada FlyDubai oo Duulimaadkeedii ugu horeeyey Muqdisho ka Bilowday

9th March 2023 admin 0

Diyaaradda Fly Dubai ee laga lee yahay dalka imaaradka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo Dubai Muqdisho ah. Duulimaadyada […]

xaj

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Sharuudaha laga rabo Shirkadaha adeega Xajka

9th March 2023 admin 0

Guddiga tartanka adeega Xajka oo soo saaray shuruuradaha tartanka shirkadaha daneynaya u adeegidda Xujeyda Soomaaliyeed.

guudlaawe

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa magacaabay Wasiiro cusub

9th March 2023 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ayaa Magacaabay Wasiir Dowlaha Dekadaha iyo Wasiir kuxigeenka wasaarada Dib u heshiisiinta. Madaxweyne Guudlaawe ayaa […]

kenya

Akhriso:Banaanbaxyo Rabshado wata oo la filayo inay ka dhacaan Nairobi iyo Qaybo kamida Kenya

9th March 2023 admin 0

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka agagaarka aqalka madaxtooyada dalka Kenya iyo magaalada Kisumu ,kadib markii ay soo dhamaatay muddo 14 maalmood ah oo mucaaradku ay […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Saxiixa ku Boobay Sharciyada NISSA,Cunaqabateynta Maaliyadeed iyo Kuwa Kale

8th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda dowladda […]

xamse

Ra’iisul Wasaaraha Xamse oo kaga qeyb galay xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso

8th March 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kaga qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa ku ammaanay […]

mahadsalaad

Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Mahad Salaad Usoo Gudbiyey

8th March 2023 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixsada, oo ay soo gudbisay Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya ee uu Agaasimaha ka […]

khadiijo

Daawo:Wasiir khadiijo oo sheegtay haweenka inay yihiin hiilka koowaad ee dowladda

8th March 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo maanta ka qayb gashay xuska Maalinta Haweenka Aduunka ayaa sheegay inay Haweenka Soomaaliyeed yihiin hiilka koowaad ee dowladda.

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes