Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Mahad Salaad Usoo Gudbiyey

mahadsalaad

Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixsada, oo ay soo gudbisay Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya ee uu Agaasimaha ka Yahay Mahad Salaad.

Sharciga Argagixisada waxaana ogolaatay ansixinta sharcigaasi 133-xildhibaan, seddax Xildhibaan ayaa diiday sodoba xildhibaanna waa ay ka aamustay.

Agaasimaha Hey’adda NISA , Mahad Maxamed Salaad ayaa Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.