Daawo:Wasiir khadiijo oo sheegtay haweenka inay yihiin hiilka koowaad ee dowladda

khadiijo

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo maanta ka qayb gashay xuska Maalinta Haweenka Aduunka ayaa sheegay inay Haweenka Soomaaliyeed yihiin hiilka koowaad ee dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.