Diyaarada FlyDubai oo Duulimaadkeedii ugu horeeyey Muqdisho ka Bilowday

Flydubai

Diyaaradda Fly Dubai ee laga lee yahay dalka imaaradka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo Dubai Muqdisho ah.

Duulimaadyada Fly Dubai ayaa horay uga bilowday duulimaadyadeeda Hargaysa iyo Dubai

Diyaarada fly Dubai ayaa isku xiri doonta Ganacsiga iyo Dalxiiska Soomaaliya iyo Imaaraadka waxaana la filayaa inay ka qiimo jabnaan doonto diyaradaha kale ee Soomaaliya yimaada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.