Daawo:Wadada Isku Xirta Muqdisho iyo Balcad oo Isbaarooyin tiro badan Yaalaan

Wado

Waddada isku xirta Muqdisho iyo Balcad ilaa gobolada Dhexe ayaa waxaa jira dhibaatooyin ay kamid yihiin dhimasho, dhaawac iyo lacag baada oo laga qaado Gadiidka Mara wadadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.