Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa magacaabay Wasiiro cusub

guudlaawe

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ayaa Magacaabay Wasiir Dowlaha Dekadaha iyo Wasiir kuxigeenka wasaarada Dib u heshiisiinta.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa Mudane Faarax Cumar Cilmi Daahir u Magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda isagoo dhanka kale Mudane Axmed Maxamed Cabdullaahi u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Nabadeynta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.