Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2022

abwaanshube

Wasiirka Warfaafinta XFS ayaa u magacaabay maareeyaha Tiyaatarka Abwaan Guurre

31st October 2022 admin 1

Wasiirka Warfaafinta XFS Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Xilkii ka qaaday Abwaan Shube waxaana uu u magacaabay maareeyaha golaha Murtida iyo wacyiigalinta Qaranka Abwaan Cusmaan Cabdullaahi […]

golaha

Akhriso: War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

31st October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shirka 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 27-31 October 2022. […]

karaash

Sawiro:Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Oo La kulmay Madaxa Horumarinta Degmooyinka

31st October 2022 admin 0

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi uu hoggaaminayey Madaxa mashuurca Horumarinta degmooyinka Joint Programme on Local […]

Xamse

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobe

31st October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo gaartay […]

isbitaal

Sawiro:Gurmad loo sameynayo dadkii waxyeelada ka soo gaartay qaraxyadii Soobe

31st October 2022 admin 0

Koox dhallinyaro ah oo Wasaaradda dhallinyaradda iyo cayaaraha ay  isku duba riday ayaa maalintii labaad wada gurmadka dadkii ku waxyeloobay musiibadii Zoobe. Kooxdan dhallinyaradda ayaa […]

Somalia President Effectively Disbands National Army

30th October 2022 admin 0

Somalia President Hassan Sheikh Mohamud’s greatest regret in his second term thus far has been embracing clan militia (Macawislaay) relegating Somali National Army (SNA) to […]

canood

Sawiro:Ciidanka Xoogga oo ka mid noqday dadka dhaawacyada ugu deeqay dhiigooda 

30th October 2022 admin 0

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa gaaray isbitaalka Ex-Digfeer ee magaaladda Muqdisho, kaasi oo lagu dabiibayo qaar kamid ah dhaawacyada qaraxyadii shalay ka dhacay […]

xamse

Ra’iisal wasaare Xamsa oo magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka Soobe

30th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka ee qaraxii KM5. Ra’iisul Wasaaraha oo xiganaya qodobada 99 […]

Qaraxsoobe

Dad Tiradooda kor u dhaaftay 500 ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaareen qaraxii Soobe

30th October 2022 admin 0

Khasaaro Lixaad Leh ayaa Ka Dhashay Qaraxyadii Lagu Weeraray shalay Magaalada Muqdisho gaar ahaan aaga Soobe oo ay ku taalay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Sida ay […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa ka Tacsiyeeyey Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

29th October 2022 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey Qaraxii Maanta dhacay Magaalada Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen dad farabadan. ” Waxaan tacsi […]

xamze

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay Shacabka Argagixisada ku xasuuqeen Isgoyska Soobe

29th October 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka naf lacaariga ah ee Khawaarijtu ay ku beegsadeen maanta […]

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay Shacabka Argagixisada ku xasuuqeen Isgoyska Soobe

29th October 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee birmo-geydada ah ee maanta argagixisada Alshabaab ay ku xasuuqeen isgooyska Soobbe […]

Qaraxsoobe

Qaraxyo Isxiga oo Sababay Dhimasho Badan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho

29th October 2022 admin 0

Qaraxyo ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan […]

Axmedmadoobe

Daawo:Muqtaar Roobow oo Sheegay Axmed Madoobe inuu yahay Amiir Shabaab ah

29th October 2022 admin 0

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Sheikh Mukhtaar Roobow oo ka qayb galay maanta xiritaanka shirweynaha wadatashiga qaran ee la dagaallanka fikirka xagjirka ah […]

fiqi

Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Buula-burde

29th October 2022 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Axmed Macalin Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee dowladda ah ayaa saaka safar […]

Posts pagination

1 2 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes