Sawiro:Gurmad loo sameynayo dadkii waxyeelada ka soo gaartay qaraxyadii Soobe

isbitaal

Koox dhallinyaro ah oo Wasaaradda dhallinyaradda iyo cayaaraha ay  isku duba riday ayaa maalintii labaad wada gurmadka dadkii ku waxyeloobay musiibadii Zoobe.

Kooxdan dhallinyaradda ayaa dadweynaha ugu baaqaya inay Isbitaalada tagaan oo dhiig ku deeqaan halka qaarkoodna ay gurmad cunto, dhar iyo gurmad kale oo deg deg ah ururinayaan.

Dowladda iyo Shacabka muqdisho ayaa si wada jir ah ugu gurmaday shacabka soomaaliyed oo kooxda khawaariju ku xasuqeyn isgooyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

La wadaag cid kale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.