Daawo:Muqtaar Roobow oo Sheegay Axmed Madoobe inuu yahay Amiir Shabaab ah

Axmedmadoobe

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Sheikh Mukhtaar Roobow oo ka qayb galay maanta xiritaanka shirweynaha wadatashiga qaran ee la dagaallanka fikirka xagjirka ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa sheegay Axmed madoobe inuu ahaa Amiirkiisi hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.