Qaraxyo Isxiga oo Sababay Dhimasho Badan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxsoobe

Qaraxyo ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa dhowr daqiiqo kahor ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Zoobe.

Warar hordhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in weerar ku bilowday qaraxyo xooggan lagu qaaday Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku taalla nawaaxiga Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.

Qaraxyadaan ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed oo aad 6 badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.