Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Buula-burde

fiqi

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Axmed Macalin Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee dowladda ah ayaa saaka safar ukuur-gelid ah waxaa ay ugu amba-baxeen magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan.

Wasiir Fiqi, waxaa safarka ku wehliya wasiirka Qorshaynta Soomaaliya, Wasiiru dawlaha Gaashaandhiga ee XFS, Xildhibaanno qaran, wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabelle iyo saraakiil kale oo ka tirsan hey’adaha dowladda iyo xasllinta.

La wadaag cid kale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.