Sawiro:Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Oo La kulmay Madaxa Horumarinta Degmooyinka

karaash

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi uu hoggaaminayey Madaxa mashuurca Horumarinta degmooyinka Joint Programme on Local Governance (JPLG). ee Soomaaliya, Paul Simkin oo ay ka mid yihiin saraakiil ka socday United Nations Joint Programme on Local Governance (UN JPLG)

Waxaa Kulanka looga hadlay dar-dargelinta mashruuca Horumarinta degmooyinka Puntland, iyada oo diiradda la saarayo fursadaha iyo caqabadaha jira iyo qorshaha looga gudbayo marka uu dhammaado wejiga hadda socda ee Mashruuca.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.