Madaxwayne Farmaajo ayaa ka Tacsiyeeyey Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

farmaajo

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey Qaraxii Maanta dhacay Magaalada Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen dad farabadan.

” Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, si gaar ah ehellada shacabkii birimageydada ahaa ee ku shahiiday qaraxii argagixiso ee ay maanta kooxaha arxanlaaweyaasha ahi ka gaysteen magaalada Muqdisho. Falkan arxan darrada ah ee ay khawaarijtu ku gumaadeen shacabka waxa uu ka marag kacayaa hadafka cad ee argagixisada oo ah bannaysiga dhiigga shacabka muslimiinta ah iyo burburinta hantidooda.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.