Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2022

doodisho

Wasiirka Amniga Somaliya ayaa kormeeray xarumaha CID, Akadeemiyada Booliska iyo dekadda.

4th September 2022 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa maanta kormeeray xarumaha CID, Akadeemiyada Booliska iyo dekadda Muqdisho.

kaar

Madaxtooyada Soomaaliya oo Joojisay Shirarkii jaraa’id ee ay Qaban Jirtay

4th September 2022 admin 0

Madaxtooyada Dowlada Soomaaliya ayaa Joojisay Shirkii Jaraa’id ee afhayeenka Madaxwaynaha Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar bulshada kula wadaagi jiray Safarada Madaxwaynaha iyo Qorashada Dowlada ee ku […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

4th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay Afar […]

maxamed

Midowga Afrika oo Soomaaliya Usoo Magacaabay ergay Cusub

4th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika danjire, Mousa Faki Mahamat, ayaa Mohamed El-Amine Souef u magacaabay ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo bedelay Francisco […]

Cumar

Hadal Jeedinta Cumar Filish ee Waxqabadka Mudada 3da sano ee uu Xilka hayo

4th September 2022 admin 0

Munaasabad lagu maamusayay Sanad guuradii 3-aad ee kasoo wareegatay magacaabista Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa lagu […]

Madaxwayne Xasan oo Si kulul Uga Hadlay Dilkii ay Shabaab ka gaysteen Hiiraan

3rd September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku xasuuqeen muwaaddiniin Soomaaliyeed oo […]

ciidan

Sawiro:Saraakiisha Amniga oo Amray Inay Ka Jawaabaan Xasuuuqii Argagixisadu U geysteen Shacabka

3rd September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay shirka amniga Hirshabeelle. Kulanka ayaa looga hadlay amniga guud ee deegaannada Hirshabeelle, xogaha dhaqdhaqaaqyada […]

guudlaawe

Guudlaawe oo ka tacsiyeeyay dadkii shacabka ahaa ee argagixisada ku dishay gobolka Hiiraan

3rd September 2022 admin 0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka golayaasha maamulkaiyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay falkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagixisada alshabab […]

laftagareen

Sawiro:Madaxwayne Laftagareen oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi Ka Socda qaramada midoobay

3rd September 2022 admin 0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu Hoggaaminayey ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa […]

shabab

Dhageyso:Shabaab oo Dil u Gaystay on kabadan 20 Qof oo Shacaba

3rd September 2022 admin 0

deegaanka Afar irdood oo u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa Argagixisada Al-shabaab ay halkaasi ku gubeen ilaa 8 gaari oo siday […]

muse

Daawo:Maamulka Soomaaliland oo Ka horyimid Deeqdii waxbarshada ee ka timid Muqdisho

2nd September 2022 admin 0

Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay Inaanay Khusayn warqada Soomaaliya Soo saartay ee deeqda waxbasharo ee Dalka Masar, Taas oo loo qabiyey Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

waayeel

Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka qeybgalay daahfurka mu’aasasad kheyri ah

2nd September 2022 admin 0

Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug,ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Caabudwaaq  oo lagu  maamuusaayey furitaanka  mu’aasasad kheyri […]

fiqi

Wasiir Fiqi oo odayaasha dhaqanka uga Digay inay Ka Kamid Noqdaan Argagixisada Alshabaab

2nd September 2022 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u xeshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalka […]

Axmedmadoobe

The RJA immediately appeals against extending the rule of unlawful despotism.

2nd September 2022 admin 0

On behalf of the members of the RJA movement and myself, I strongly condemn the recent illegalconstitutional amendment introduced by the Jubaland Parliament. In that […]

isbitaal

Dhageyso:Khaladaadka caafimaad ee ka dhaca isbitaallada Soomaaliya

1st September 2022 admin 0

khaladaad caafimaad oo tira badan ayaa ka dhaca Isbitaalada Soomaaliya kuwas oo iskugu jira dad si xun loo qalay, dhaqaatiir aan Khibrad caafimaad lahayn oo […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes