Dhageyso:Khaladaadka caafimaad ee ka dhaca isbitaallada Soomaaliya

isbitaal

khaladaad caafimaad oo tira badan ayaa ka dhaca Isbitaalada Soomaaliya kuwas oo iskugu jira dad si xun loo qalay, dhaqaatiir aan Khibrad caafimaad lahayn oo dadka daaweeya iyo dad gada Daawooyin aysan aqoon waxay yihiin iyo sida loo kaydiyo.

Hoos ka dhagayso Barnaamijka Bandhigga VOA oo looga hadlay baahida loo qabo sharci wax ka qabta qaladaadka ka dhaca dadka sheeganaya dhaqaatiirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.